Saturday, 2 July 2016

muxuu gabayga iskaga daayey Faarax Xuseen Sharmaake? (akhriso).

Faarax Xuseen Sharmaake wuxuu ahaa gabyaa noolaa qarnigii 20aad nuskiisii hore wuxuuna ahaa reer Gedo. Gabaygaan wuxuu tiriyay xilliyadaas asagoo xusaaya sababihii uu u go'aansaday inuu gabayga joojiyo:

maxaa looga hadlay kulankii maanta Gaas uu la qaatay reer Gaalkacyo.

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa boqollaal dadweyne maanta oo sabti ah kula kulamay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Thursday, 16 June 2016

Dowlada Itoobiya oo 6,000 oo ciidamo ah u tababareyso Galmudug.

Waxaa asbuucyadii lasoo dhaafay xoogeysanaayay xiriirka ka dhexeeya Dowlada ethiopia iyo maamulka Galmudug, kadib shaqaaqadii ka dhacday xadka kala beybiya ethiopia iyo maamulkaas.

Dhacdo yaab leh Nin xaaskiisa ku gowracay magaalada Muqdisho.

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in habeenimadii xalay haweeney lagu gowracay xaafadda Siigaale ee Degmada Hodan.

Dagaal qaraar oo u dhexeeya labo maleeshiyo oo goordhow ka qarxay G/Sh/Dhexe.

Labadani Maleeshiyo Beeleed ayaa waxa uu dagaalkooda yimid kadib markii mid ka mid ah uu duulaan ku soo qaaday dhinaca kale oo ku sugnaa deegaanka Boorooy oo qiyaas ahaan 10 Km dhanka Galbeed kaga beegan Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Baarlamaanka oo wax ka bedel ku sameeyay qodobo ka mid ah Dastuurka.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta wax ka bedel ku sameeyay labo qodob oo ka mid ah Dastuurka KMG ah, iyadoo kulankii maanta ay isugu yimaadeen Xildhibaanada uu shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka 1aad Jeylaani Nuur Iikar.

Wasaaradda Beeraha oo ka hadashay raashinkii dhacay oo WFP u waday Gedo.

Wasaaradda Beeraha ee Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay raashin dhacay oo la sheegay inay laheyd Hey’adda WFP, kaasoo shalay lagu qabtay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo loo waday Gobolka Gedo.